Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobadka. Barnaamijka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay jahwareerka siyaasadeed ay dowladda Soomaaliya gashay iyo mowshinkii dhawaantan la sheegey in laga gudbiyay guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).
Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4301525.html
Be First to Comment