Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan oo ka hadlay dagaalka dowladda Turkiga ay ku qabsaneyso magaalada Afrin ee dalka Suuriya ayaa waxaa uu sheegay in xooggag taabacsan dowladda Turkiga ay la waregeen magaalada Afrin oo xarun u aheyd Kurdiyiinta Suuriya.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/43447235
Be First to Comment