Press "Enter" to skip to content

Erdogan oo ku dhawaaqay doorasho waqtiggeeda laga soo hormarinayo

Khamiis,, April, 19 , 2018 (HOL) – Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhowaaqay doorasho Madaxweyne iyo mid baarlamaan oo waqtigeedii laga soo hormariyay in ay dhacdo 24ka June ee sanadkan iyadoo hore loo qorsheeyay in ay dhacdo bisha November 2019.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta19-155450.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: