Press "Enter" to skip to content

Erdogan oo ku adkeystay hirgalinta marin-biyood muran weyn dhaliyay

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyib Erdogan ayaa daah furay dhismaha marin-biyood muran badi uu ka taaganyahay, kaas hirgalintiisa ay baxeyso balaayiin dollar, waxaana walaac ka muujiyay dowladda Ruushka iyo seynisyahannada qaar.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: