Press "Enter" to skip to content

Erdogan: “Maraykanku waxa uu taageeraa koox argagixiso ah”

Turkiga ayaa u yeeray safiirka Mareykanka u fadhiyo Ankara kadib caro ka dhalatay hadal kasoo baxay Mareykanka oo ku saabsanaa dilka 13 qof oo u dhashay dalkaas oo ay heysteen maleeshiyaadka PKK ee ka dagaallama halkaas.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: