Press "Enter" to skip to content

Ebrahim Raisi oo loo badinayo inuu ku guuleysto madaxweynaha Iran

Garsooraha mayalka adag ee Ebrahim Raisi ayaa hoggaaminaya doorshada madaxtinimada Iran, sida uu xaqiijiyay sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha sabtidii, maalin kaddib doorashadii madaxweynaha ee ka dhacday waddankaas.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: