Press "Enter" to skip to content

Dumar Qatar U Galay In La Xiro Kadib Markii Ay Isku Ekeysiiyeen Ragga Si Ay Kooxdooda U Daawadaan & Sababta Ka Dambeysa Oo La Ogaaday.

Shan ka mid ah gabdhaha xiiseeya kubadda cagta dalka Iran ayaa qatar u galay in la xiro kadib markii ay sida ragga usoo labisteen iyadoo ujeedkoodu yahay iney si dhuumaaleysi ah ku galaan garoon kubadda cagta ah si ay u daawadaan kooxda ay taageeraan oo horyaalka u dabaal dageysa. Waxaa dhawaan dowladda dalka Iran ay […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/dumar-qatar-u-galay-in-la-xiro-kadib-markii-ay-isku-ekeysiiyeen-ragga-si-ay-kooxdooda-u-daawadaan-sababta-ka-dambeysa-oo-la-ogaaday/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: