Press "Enter" to skip to content

Dr. Buurane oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Waxaa goor dhaweyd magaalada Muqdisho lagu dilay Dr. Xasan Cusman Ciise oo ku magac dheeraa Dr Buurane oo ahaa dhaqtar ku takhasusay cudurada maqaarka, wuxuuna ka mid ahaa dhaqaatiirta ugu caansan Soomaaliya.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: