Press "Enter" to skip to content

Dowladda Soomaaliya oo soo rogtay amarro la xiriira COVID-19

Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhowayd soo rogtay xayiraado cusub oo ay sheegtay in lagula dagaalamayo faafitaanka cudurka Covid-19. Go’aamadan waxaa akhriyey Wasiirka Warfaafinta dawladda Soomaaliya Cusmana Abuukar Dubbe.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: