Press "Enter" to skip to content

Dowladda Soomaaliya oo martiqaad u fidisay qaar ka mid ah madaxda wadamada Qaarada Africa

Khamiis, Maarso, 22, 2018 (HOL) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad ka qeybgalay Shir madaxeedka tobanaad ee gaarka ah ee Madaxda iyo Hoggaamiyeyaasha Afrika ee ku qabsoomay Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda, kana wakiil ahaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah Madaxda ka qeybgashay shirkaasi.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta22-155127.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: