Press "Enter" to skip to content

Dowladda Federaalka oo ku gacan seyrtay baaqii beesha caalamka

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ku adkeysay go'aankii muddo kordhinta he'ydaha dowladda, iyadoo ku gacanseyrtay baaqyo uga yimid beesha caalamka iyo saamileysa siyaasadda Soomaaliya, kuwaas oo ugu yeeray inay dib ugu noqdaan miiska wadahadallada  xal u helista is-mariwaaga siyaasadda.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: