Press "Enter" to skip to content

Dowladda Federaalka oo cadaadis xooggan kala kulantay waalidiinta Soomaaliyeed

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cadaadis kala kulmeysa waalidiinta iyo dadweynaha Soomaaliyeed, kaddib markii ay soo baxday warbixin sheegeysa in dhallinyaro Soomaaliyeed oo aan tiradooda la xaqiijin karin oo tabarbar loogu diray waddanka Eritrea ay ka qeybgaleen dagaalka ka socda Itoobiya.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: