Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir wadatashi ah isugu yeeray madaxda dowlad-goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir, xilli muranka ku saabsan doorashada Soomaaliya uu marayo heer xasaasi ah.

Dowladda Federaalka iyo maamul-goboleedyada oo Isniinta “ku kulmi doono” Dhuusamareeb
More from DhammaanMore posts in Dhammaan »
Be First to Comment