Press "Enter" to skip to content

Dowlada Imaaraadka oo joojisay Howlihii Caafimaad iyo Militari oo ay ka wadey Soomaaliya

Isniin,, April, 16, 2018(HOL)-Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa u muuqata mid gabi ahaanba soo afjareysa xiriirkii dhinacyada badnaa ee kala dhaxeeya Soomaaliya, iyadoo gabi ahaanba joojisay taageeradii Militari iyo bulsho oo ay ka waday Soomaaliya.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta16-155423.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: