Press "Enter" to skip to content

Doorashada Soomaaliya: Sidee hannaanka doorashada dadban looga dhigi karaa mid hufan?

Inkastoo muddo ka badan saddex sano ay hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ku adkeysanayeen in doorasho qof iyo cod ah ka dhaceyso dalka, dhowr bilood kahor ayaa lagu heshiiyey in mar kale ay dalka ka dhacdo doorasho dadban.

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: