Maamul-goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa dhowaan Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay inay qabato shir looga arrinsanayo doorashada Soomaaliya. Maamulladan iyo dowladda ayaa waxay ku kala argati duwan yihiin arrimo dhowr ah oo ku saabsan doorashada.

Doorashada Soomaaliya: Maxay tahay tallaabada u furan Jubaland iyo Puntland?
More from DhammaanMore posts in Dhammaan »
Be First to Comment