Press "Enter" to skip to content

Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka oo aan ogolaan doonin xubno korjoogto ka noqda

Jimco, April, 27, 2018 (HOL)–Guddiga qaban-qaabada doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in aan loo baahneyn xubno korjoogto ka noqda doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka oo lagu wado in ay dhacdo Isniinta todobaadka danbe oo ku beegan 30ka bishan April.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta27-155545.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: