Press "Enter" to skip to content

Doon ganacsi oo dab ku qabsaday nawaaxiga dekedda Boosaaso

Isniin, Maarso, 19, 2018 (HOL)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in Doon sida shixnad ganacsi ay ku gubaneyso agagaarka Dekeda.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta19-155090.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: