Press "Enter" to skip to content

Doon ay la socdeen Muhaajiriin oo qallibantay

Axad, Maarso, 18, 2018 (HOL)–Saraakiil ka tirsan ilaaladaxeebaha ee dalka Giriigga ugu yaraan 16 qof oo muhaajiriin ah oo ay ku jiraan Lix caruur ah ayaa dhintay kadib markii dooni ay saarnaayeen ay ku qarqantay badda u dhaxeeysa Turkiga iyo Greek-gga.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta18-155074.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: