Press "Enter" to skip to content

Diyaarado duqeyn ka geystay deegaanno ka tirsan Puntland

Isniin, April, 09, 2018 (HOL)–Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ee maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegaya in diyaarado kuwa aan duuliyaha laheyn duqeyn ka geysteen deegaan ay ku xoog badan yihiin kooxda Daacish ee ka dagaalanta degmada Qandala.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta9-155346.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: