Press "Enter" to skip to content

Diyaaradaha dagaalka Suuriya oo dad ku laayey Duuma

Todoba iyo labaatan qof oo rayid ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay dagaallo rogaal celis ah ka dhacay Suuriya oo lagu dirirayo gacan ku haynta magaaladii ugu dambaysay ee ay fallaagadu haystaan oo ku taal dhinaca bari ee magaalada Dimishiq.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43677356

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:

Compare

%d bloggers like this: