Press "Enter" to skip to content

Digniin laga soo saaray wararka ku saabsan xaaladda caafimaad ee Abiy Axmed

Mas’uuliyiinta dalka Itoobiya ayaa dadka isticmaala baraha bulshada uga digay wararka la faafinayo ee la xiriira xaaladda caafimaad ee Ra’iisul Wasaaraha dalkaas, Abiy Axmed, kaasoo aan muddo labo isbuuc ah lagu arkin fagaareyaasha.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: