Axad, Maarso, 25, 2018 (HOL)-Dibadbaxan oo ay ka qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada, sida ururrada haweenka, dhalinyarada, ardeyda iyo masuuliyiinta maamulka degmadaasi ayaa dadkii ka qeybqaadanayay waxay ku dhawaaqayeen hal-ku-dhigyo ay uga soo horjeedaan darbi ay dowladda Kenya ka dhiseeyso Soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya gaar ahaan degmada Baladxaawo.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta25-155166.htm
Be First to Comment