Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib u habeyn ku sameesay saraakiisha ciidammada milateriga Soomaaliya, taasi oo ay dowladdu sheegtay inay qeyb ka tahay qorsha cusub ee lagu wajahayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/43447233
Be First to Comment