Sabti, April, 07, 2018 (HOL) – Waxaa dib u dhac ku yimid kulan maanta oo Sabti ah lagu waday in ay yeesheen xildhibaannada Golaha Shacabka, kaddib markii waqti danbe ee xalay laamaha Amniga lagu wargaliyay in ay u diyaar-garoobaan kulanka golaha Shacabka islamarkaana sugaan Amniga.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta7-155315.htm
Be First to Comment