Press "Enter" to skip to content

Dhibaato nuucee ah ayay Soomaalida Islii ku qabaan xirnaashaha Safaaradda Soomaaliya?

Muwaadiniinta Soomaaliya ee ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku safra warqadaha aqoonsiga Soomaaliya ayaa sheegaya inay dhibaato ku qabaan inay ka baxaan dalka Kenya oo ay muddo bilooyin ah ku xayiranyihiin, kaddib xiritaankii Safaaradda Soomaaliya.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: