Press "Enter" to skip to content

Dhallinyarada oo guulo ka gaaray doorashooyinkii Somaliland

Doorashadii toddobaadkii hore ka dhacday Somaliland ayaa qaar badan oo ka mid ah musharrixiinta guulaystay waxay ahaayeen dhalilnyaro. Khubarada ayaa sheegaya in dhallinyarada soo baxday ay yihiin kuwo wax soo bartay.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: