Press "Enter" to skip to content

Degmada Waajid oo loo dhisay gole deegaan

Markii ugu horreysay ayaa maanta gole deegaan loo dhisay degmada Waajid ee Gobalka Bakool.

Xaflad lagu caleemo saaraayay golaha degaanka ayaa lagu qabtay Degmada Waajid, taasi oo ay kasoo qaybgaleen madaxda maamul goboleedka iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka.

Magaalada Waajid waxaa jooga oo warbixintan inoo soo diray weriyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: