Press "Enter" to skip to content

DEG-DEG: Caawiyahii Liverpool Zeljko Buvac Oo Isaga Tagay Kooxda Kadib Markii Ay Isku Dhaceen Jurgen Klopp.

Caawiyihii Liverpool Zeljko Buvac ayaa isaga tagay Anfield Road sida ay sheegayaan warbixino ka hor kulanka lugta labaad ee AS Roma, waxeyna arintaan ka dambeysay markii ay isku dhaceen Jurgen Klopp. Zeljko Buvac wuxuu la shaqeynayay Klopp muddo 17-sano ah, wuxuuna caawiye uga soo noqday shaqooyinkiisii Mainz 05, Borrusia Dortmund iyo hadda oo uu kala tirsanaa […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/deg-deg-caawiyahii-liverpool-zeljko-buvac-oo-isaga-tagay-kooxda-kadib-markii-ay-isku-dhaceen-jurgen-klopp/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: