Press "Enter" to skip to content

DEG DEG: Arsene Wenger Oo Xaqiijiyey In Uu Ka Tagayo Arsenal Dhammaadka Xilli Ciyaareedkan

Tababaraha kooxda Arsenal, Arsee Wenger ayaa xaqiijiyey in uu iska casili doono xilka tababarenimo ee Gunners gunaanadka ol’olahan. Wenger waxaa saarnaa cadaadis ba’an muddo sanado ah maadama uu ku fashilay in uu kooxda guulo la taaban karo gaadhsiiyo. Hase ahaatee, ugu dambeyn waxa uu goostay in uu si rasmi uga tago kooxda uu 20-ka sano […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/deg-deg-arsene-wenger-oo-xaqiijiyey-in-uu-ka-tagayo-arsenal-dhammaadka-xilli-ciyaareedkan/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: