Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa guddiga dorashooyinka qaranka ee dalka Itoobiya u sheegay cabashada deegaanka haddaan laga jawaabin iney ku adkaaneyso doorashada soo socota iney ka qayb galaan.

Deegaanka Soomaalida: Ma aqbaleyno deegaan doorashooyinkeenna in lagu daro Canfarta
More from DhammaanMore posts in Dhammaan »
Be First to Comment