Press "Enter" to skip to content

Da’yarka U Iibsan Real Madrid Ee Vinicius Junior Oo Mar Kale Sii Huriyay Wararka Neymar Junior La Xiriirinaya Santiago Bernabeu.

Real Madrid ayaa xilli hore iibsatay da’yarka reer Brazil Vinicius Junior kaas oo marka uu 18-jirsado bisha July ee soo aadan soo xaadiri doona caasimadda, balse mar walba wuxuu doonayaa inuu ka dhinac ciyaaro Neymar Junior. Maalmo dhaweyd labadaan ciyaartoy waxey ku kulmeen Brazil halkaas oo uu dhaawacii cagta ahaa kaga soo kabanayo Neymar, waxeyna dunida […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/dayarka-u-iibsan-real-madrid-ee-vinicius-junior-oo-mar-kale-sii-huriyay-wararka-neymar-junior-la-xiriirinaya-santiago-bernabeu/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: