Press "Enter" to skip to content

Daraasad cusub: Caqabadaha haysta waxbarashada Soomaaliya

Warbixin cusub oo ku saabsan cabqadaha waxbarashada ee ka jira dhinacyada manhajka, waxbarista, qiimaynta iyo maamulka ayuu maanta daabacay machadka daraasaadka ee Heritage ee magaalada Muqdisho.

Haddaba nuxurka warbixintan ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraystay qoraaga warbxiintaas Cabdullaahi Sheekh Xuseen oo ku sugan Muqdisho.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: