Press "Enter" to skip to content

Dalalka Khaliifka oo dhowr qodob ku heshiiyey

Dowladaha khaliijka ayaa heshiis ku gaaray in ay u midoobaan difaaca Amniga dalalkooda iyo inay ka gudbaan khilaafka dhexdooda yiilay. Arrintan ayaa timid ka dib markii shirka 41-aad ee dowladaha khaliijka uu ka dhacay dalka Sacuudi Carabiya.

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: