Press "Enter" to skip to content

Dagaalka Beled Xaawo: “Carruurteyda waxa ay ka mid ahaayeen 14 qof oo uu madfac dilay”

Cabdi Afdheere ayaa dagaalka Beled Xaawo maanta ka dhacay ku waayay saddex ilma ah oo uu dhalay, oo ay da’dooda u dhexeyso 8 illaa 12 jir.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: