Press "Enter" to skip to content

Dagaal u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda oo ka socda magaalada Muqdisho

Khamiis, April, 05, 2018 (HOL) – Wararka xiligan naga soo gaaraya degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in iska horimaad xoog leh oo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda uu ka soconayo Agagaarka Haanta dheer iyo Xero 77 ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta5-155302.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: