Press "Enter" to skip to content

Dagaal ooge ‘Jungle Jabbah’ oo lagu xukumay 30 sano oo xarig ah

Dagaal ooge u dhashay dalka Liberia oo lagu magacaabo “Jungle Jabbah” ayaa gudaha Mareykanka waxaa loogu xukumay 30 sano oo xarig ah, kaddib markii uu ka been sheegay dowrkii uu ku lahaa dagaalkii sokeeye ee dalkiisa ka dhacay.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43848150

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: