Press "Enter" to skip to content

Dagaal Culus oo wali ka Socda Nagorno-Karabakh

Dagaallo culus ayaa wali ka socda gobolka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh, iyadoo dowladaha Armenia iyo Azerbaijan ay midba tan kale ku eedeynayso in ay ka danbeeyso duqeyn loo geysanayo deegaannada ay ku badan yihiin rayidka. 

Author: Malin news

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: