Press "Enter" to skip to content

Dagaal ciidamada dowladda ku dhaxmaray agagaarka xerada Jen Gordan

Isniin, April, 23, 2018 (HOL) – Dagaal culus ayaa goor dhaw oo maanta ah ku dhaxmaray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya agagaarka dugsiga tababarka Jen Gordan ee degmada Hodan oo dhawaan ay isaga baxeen saraakiishii Imaaraadka ee halkaa tababarada ciidamada ka waday.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta23-155502.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: