Press "Enter" to skip to content

Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan

Sabti, Maarso, 24, 2018 (HOL)–Ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM oo wata gadiidka dagaalka ayaa subaxnimadii hore ee saakay ka anbabaxey magaalada Beledweyne,kuwaa oo ku wajahan degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan, iyaga oo sii maraya deegaannada ay gacanta ku hayaan Al-shabaab.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta24-155157.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: