Press "Enter" to skip to content

Dagaal Al-shabaab iyo xoolo dhaqato ku dhaxmaray gobolka Hiiraan

Jimco, Maarso, 16, 2018 (HOL)–Inta la xaqiijinayo 7 ruux oo dhinacyadii dagaaalamay ka kala tirsan ayaa ku dhintay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii uu dagaal ku dhex maray qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan Al-Shabaab iyo dad xoolo dhaqto u badnaa.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta16-155057.htm

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: