Press "Enter" to skip to content

Dadweynaha iyo gadiidleyda oo soo dhaweeyay ciidamada laga qaaday magaalada Muqdisho

Axad, April, 08, 2018 (HOL) – Iyadoo maalmihii aynu soo dhaafnay dadka iyo gaadiidleyduba dhibaato weyn ku qabeen xirnaashaha jidadka magaaalada Muqdisho ayaa waxaa soo ifbaxaya yidiilo ay muujinayaan dadweynaha iyo gaadiidleyda intaba kaddib markii la qaaday ciidamadii ku sugnaa Isgoysyada magaalada Muqdisho dibna loo furay dhamaanba jidadka u xirnaa Amaanka dartii.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta8-155329.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: