Press "Enter" to skip to content

Dadkii ku barokacay abaaraha oo markale ka qaxay fatahaadaha Soomaaliya

Warbixin ay soo saartay hey’adda badbaadada caruurta ee Save the Children ayaa lagu sheegay in qoysaskii horay ugu barakacay abaarihii ku dhuftay Soomaaliya ay markale dib ugu barakaceen fatahaado ku dhuftay deegaanadii ay deganayeen.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/43974959

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: