Madaxweyne Putin waxa uu la tartamayaa 6 murashax, hase yeeshee midkoodna halis muuqata kuma hayo, iyada oo la filayao in Putin uu helo in kabada 50% codadka doorashada, hase yeeshee kooxdiisa doorashadu waxa ay rajeynaysaa in uu ku guuleysto 70%
Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4303979.html
Be First to Comment