Press "Enter" to skip to content

Dadka ku nool degmada Badhaadhe oo ka cabanaya biyo la'aan daran

Deegaanno ka tirsan degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose ee Jubaland waxaa ka jira biya la'aan saameesay dadka ku nool deegaanadaas, waxaana kordhay qiimaha biyaha, iyadoo halkii fuusto ay gaartay 10-dollar, waxaan taasi sababtay in dadku isaga guuraan deegaannaas.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: