Arbaco, Maarso, 28, 2018 (HOL)–Arrin ugub ah oo ku cusub dhagaha Shacabka Soomaaliyeed ayeey noqotay kaddib markii qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan sheegeen in ay arkeen gabal-dhicii shalay wax u eg magaalo dhisan oo dulmareysa degmada.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta28-155209.htm
Be First to Comment