Sabti, April, 07, 2018 (HOL) –Afar qof oo laba kamid ah ay yihiin carruur ayaa u geeriyootay xanuunka shuban biyoodka ayadoo in ka badan 300 oo qof oo kale ay la il daranyihiin xanuunka, kuwaa oo xaaladahooda caafimaad lagula tacaalayo qaar kamid ah xarumaha caafimaadka magaalada Kismaayo.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta7-155320.htm
Be First to Comment