Isniin, April, 02, 2018 (HOL)-Wararka ka imanaya deegaan lagu magacaabo Kaamjiroon oo 25km dhinaca Galbeed uga beegan magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in duqeyn shalay halkaa ka dhacday ay ku dhinteen saddex ruux oo rayid ah halka Afar ruux kalana ay ku dhaawacmeen dadkan oo dhamaantood ka soo jeeda hal Qoys.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta2-155257.htm
Be First to Comment