Press "Enter" to skip to content

Dad ku dhintay dagaal ka dhacay degmada Wanlaweyn

Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyooday dagaal saaka ka dhacay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose, kaas oo u dhexeeyay ciidamo kawada tirsan maamulka Koofur Galbeed.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: