Press "Enter" to skip to content

Dab ka kacay Guri ku yaala Muqdisho oo sababay geerida 6 Ruux oo isku Qoys ah

Isniin, Maarso, 19, 2018 (HOL)–Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxay Dab khasaare xoogan geystay oo ka kacey guri ku yaala degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, kaa oo sababay geerida Hooyo Soomaaliyeed iyo 5 Carruur ah oo ay dhashay.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta19-155087.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: